19th September 2024  admin  Category :

Maamulka Isaaqland oo gobolka Soolka mamnuucay telefoonnada casriga ah

Maamulka waxbarashada ee Maamulka Isaaqland ee gobolka Sool , ayaa mamnuucay in ardayda dhigata dugsiyada sare ee gobolkaasi ay iskuulaadka la yimaadaan telefoonnada casriga ah, taas oo ay u arkeen inay caqabad ku tahay waxbarashadooda.

Wariyaha VOA ee Laascaanood C/kariin Olaol ayaa warbixintan kasoo direy

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*