29th March 2024  admin  Category :

Maamulka Dugsiga AlFurqaan Wuxu ugu baaqi Ardayda ka qalinjabisey Dugsiga AlFurqaan Dal ,Dibad iyo qof walbo khayrka jecel inay ka qayb qataan Qadhaanka maktabada Dugsiga Sare Al_Furqaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*