![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/03/EQK2BW0XUAAJKuS.jpg)
6th February 2025 admin Category :
Maamulka degmada Laasqoray ayaa hay’addaha dawladda Puntland ee ay qusayso ka codsaday in dib loo hawlgeliyo Isbitaalka iyo xarunta caafimaadka hooyada iyo dhalaanka ee degmadaasi.