![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/03/faysalwaabedaacish-880x440-624x312.jpg)
5th February 2025 admin Category :
SNMta siyaasiyiintooda ayaa hadalo aan macno weeyn laheeyn ku celceliya maalin kasta. Soomaalidu waxeey tiraahdaa, “Hofka aan Quusan, Isaga ayaa quus ah”. Garaadada gobolka Sool weey caddeeyeen mawqifkooda, waxeeyna cod dheer ku sheegeeyn in aan dalka Soomaaliya la kala jareyn. Hadaba, SNMta ma tahay ineey iska illaawaan Sool, ayna u tashadaan mustaqbalkooda?