30th May 2025  admin  Category :

Khaatumada Hore ayaan diidanaa ee Tan Firdhiye ee Culusoow maal geliyo waa la socdaa

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf , hadana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa ka mid noqday koox lagu maal geliyo bur burka Puntland, oo ka amar qaata madaxweynaha Soomaaliya.

Xildhibaan Cabdirashiid, wuxuu si cad uga hor yimid sharcigii iyo dastuurkii Puntland u yaalaay ee ahaa wada jirkeeda, sidaas awgeed ma sii ahaan karo Xildhibaan ka mushahaar qaata dawladda Puntland. Sharaftiisa iyo karaamadiisu waxay ku jirtaa inuu Xildhibaanada is casilo, haddii uu taa samayn waayona waa in mooshin laga keena oo xilka laga qaadaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*