24th October 2024  admin  Category :

Dawladda  Deni oo Booliiska gobolka Sanaag gaarsiiyey Maacuun ay cuntada ku karsadaan. Lacagta Caalamku ugu deeqo Puntland inteeda da badan waxa lagu bixiyaa ama lagu helaa  la dagaalanka argagixisada buuraha Calmadow ku dhuumaalaysanaysa , laakiinse lacagtaasma soo dhaafto magaalooyinka  Garowe iyo Qardo. Hadda ka horna ma jirin cid ka soo jeeda gobolka Sanaag oo arintan kula xisaabtantay maamulka Puntland, waana sababta keentay in Axmed Taaraan iyo Deni ay maanta  Maacuun iyo Digsiyo  u soo diraan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*