![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2019/06/LAFTA.jpg)
5th February 2025 admin Category :
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Maxamed Cabdicasiis Laftagareen oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa muujiyey sida uga xun yahay ficilkii lagu dilay in ka badan 9 qof oo ka soo jeeda deegaanadiisa, kuwaas oo xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaana dhinaca Galmudug.