19th September 2024  admin  Category :

Dawladaha Imaaraadka iyo Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay lacag dhan 3 billyan oo doolar taas oo lagu caawinayo dalka Suudaan.

Shan boqol oo milyan oo kamid ah lacagtaas waxaa lagu shubayaa Bangiga Dhexe ee Suudaan si loogu xoojiyo loona dejiyo xaalada lacageed ee dalkaas, meesha inta hadhayna loo isticmaali doono cuntada, daawada iyo shidaalka.

Hadaba, Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaan wax faa’iida ah ka hellin taageeridii dalka Qatar oo ay ogga hiiliyeen Sucuudiga iyo Imaaraadka markii ay is qabteen. Shalay ayeey aheed markii uu Farmaajo sheegay ineey dhaqaalo xummo heeysato dawladda, balse dawladda ayeey aheed markii horre ineey raacdo Sucuudiga iyo Imaaraadka si dhaadhac ay ogga hesho, xoolahana loo furro dalalkaas.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*