![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/04/94751357_263465588376305_6979351736087478272_n-624x416.jpg)
5th February 2025 admin Category :
Guddigii dawladda Puntland iyo Guddigii Boqor Burhaan oo laysku daray
Guddiigii Dawaladda Puntland u magcawday gurmadka Qardho iyo Guddiguu uu magcaabay Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa laysku daray kaddib dhexdhexaadin loo sameeyey labada dhinac.