5th June 2025  admin  Category :

Wafdi isugu jira labada gole ee dowlada Puntland ayaa kormeeray Dekadda Garacad,Maxjaradda xoolaha iyo Xarumaha Maamulka.

Wafdiga ayaa kulan balaaran la qaatay bulshadda kala duwan ee deegaanka si ay uga dhagaystaan baahiyahooda isla markaasna ula wadaagaan qorshaha hormarineed ee Dowladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*