![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/03/OIF.jpg)
8th February 2025 admin Category :
Doorashada Soomaaliya hanaankeeda iyo waqtigeedaba waa laysku mari waayey,maantana Madasha badbaadada qaran ayaa lagaga dhawaaqay Muqdisho. mala odhan karaa laba kooxood ayaa loo kala saftay muranka doorashada markaad eegto