25th October 2024  admin  Category :

Asakari ka soo jeeda maleeshiyaadka SNM ayaa caawa` lagu dilay Laascaabood

Magaalada laascaanood ee Caasimada Gobolada Sool ayaa waxaa caawa lagu toogtay Weerar ka dhacay Saldhiga Bari ee laascaanood Askari ka tirsan maleeshiyaadka Isaaq ee ku sugan Gobolkaasi.

Dilkan askarigan ayaa dhacay Kadib Weerar Mudo Socday oo Lagu Badhtilmaameedsaday Saldhiga Maleeshiyaadka SNM ee Xaafada Ex Kanratool laascaanood.

Askarigan ayaa kamid ahaa maleeshiyaad Faro badan oo la keenay Gobolka Looguna Talo galay In maalinta 18 may lagu Cabudhiyo Shacabka Laascaanood.

Jabhadkan lagu dilay Laascaanood ayaa ka soo jeeday beesha aadka u hubaysan ee Habar Jeclo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*