21st September 2024  admin  Category :

Badhan, Sep 20,2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said iyo waftiga uu hoggaaminayo ee isugu jira Xildhibaanada, Wasiirada iyo masuuliyiinta kale ayaa kulan caawa la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Sanaag, Guddoomiyaha Degmada Badhan iyo isuduwayaasha Wasaaradaha ee Gobolka Sanaag

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*