1st December 2022  admin  Category :

Maamulka Koonfur Galebeed Somaliya ayaa sheegay in shirar siyaasadeed aan lagu qaban karin deegaanada Koonfur Galbeed, iyagoo sheegay inay jiraan siyaasiyiin ‘doonaya inay qalqal siyaasadeed geliyaan gobolka.’

https://www.voasomali.com/a/koofur-galbeed-oo-mamnuucday-shirarka-siyaasadda/6631558.html

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*