7th September 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre  ayaa caawa booqday qaar kamid ah goobaha ay bulshadu ku kulanto ee magaalada Garowe, waxa uuna bogaadiyay nabad geliyada iyo horumarka ay wadajirka uga shaqeeyaan shacabka iyo Dowladda.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale la kumay Garaadka umadda Soomaaliyeed Garaad Cabdulaahi Cali Ciid

 

https://www.facebook.com/OPMSomalia/videos/882513215430958/?t=66

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*