30th May 2025  admin  Category :

Maamulka Khaatumo oo bilaabay inay xadka soo xiraan.

Degaanka Shaxda oo hoos taga degamada Qardho ee gobolka Karkaar, oo burburka ka hor ka tirsanayd gobolka BARI, ayaa halkaas waxa gaaray taliya ka mid ah ciidanka Firdhiye ee ka amar qaata madaxweyne Culusoow iyo Fiqi ee loogu talo galay inay khal khal amni geliyaan gobolada Bari iyo Sanaag,

Taliyahan iyo iyo ciidanka uu wato ee soo gaaray gobolka Bari, waxay dhinaca ka soo mareen degaan badan oo ka tirsan gobolka Sool iyo Sanaag oo maleeshiyaadka a SNM ay gacanta ku hayaan

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*