11th June 2026  admin  Category :

Kenya oo dalkeeda ka mamnuucday Niikada dhowr iyo sodon jirsatay oo ay uga baqday dhaqan xumadaas in Dadkoodu qaataan

Dowlada Kenya ayaa albaabada isugu dhufatay xafladd ay qabsanayeen Maamulka Somaliland taasi oo ay doonayeen in ay ku maamuusaan Waxa ay ugu yeeraan 18-ka May

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay qaar kamida dadkii abaabulka lahaa ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay ka dhaga adeegeen amarka Dowladda Kenya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*