
1st March 2025 admin Category :
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ahna Kusimaha Madaxweynaha Oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
Shirkii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweyne ku-xigeenka ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud ee Puntland, Wuxuu Goluhu Baaq Nabadeed u diray xaaladda colaadeed ee ka jirta deegaanka Shidan ee Gobolka Sanaag iyadoo Goluhu uu uga digey cidkastoo hurinta ka qeyb qaadanaysa in ay ka waantowdo.