28th November 2024 admin Category :
Magaalada Cawsane ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag, oo ahayd magaalo Nalku ka dansan yahay, ayaa maanta noqotay mid nolol iyo horumar ka jiro markii uu soo gaaray jidka Barakaysan ee Ceeldaahir iyo Ceerigaabo
sawirada waxa qaaday Maxamed Axmed Ciise