7th September 2024  admin  Category :

James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xal u helidda khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedka Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*