7th September 2024  admin  Category :

Dowladda Jabuuti ayaa tababar u soo xirtay Shaqaalaha Dekedda cusub eeGaracad , Puntland.

Garacad sida qorshuhu yahay si buuxda waxay ugu hawlgeli doontaa sanadka danbe,balse hor dhac ahaan ayaa sanadkan usii furmi doontaa.

Garacad waxay noqon doontaa Deked ay kusoo xiran doonaan halkii mar 9-doonyood iyo 3-Markab oo kuwa waa weyn ah..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*