19th September 2024  admin  Category :

Maamul Goboleedka Hargaysa ayaa xaflad u qabatay dhalinyaradda deegaanadaas si ay isu ruxaan. Dhalinyaradda ka soo qayb gashay is ruxiddaas, waxeey lulayeen calanka maamulkaas, waxaana la saarayey marba hees si dhaliyaradu ay dhidid isaga keenaan. Dhalinyaradan ma ahan kuwa xiisa badan u qaba quxubka ay Muuse Biixi, Saleebaan Gaal, Adna Aadan iyo Faysal Waraabe aqriyaan, balse waa kuwo xafladda iyo is ruxidda u tagay goobtaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*