
26th February 2025 admin Category :
Mid ka mid ahaa Murashaxiinti Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, oo markii uu xilkaas waayey isaga iyo Isimkii watay ay u haajireen galbeedka Soomaaliya,halkaana iska dhiibeen, ayaa hadda Maamlka SNM wuxuu u soo magcaabay inuu fawdo ka abuuro degmada Badhan
Maxamuud Xaamud, oo ka soo baxay jaamacadda Indha cadays ayaa beesha Isaaq soo magcaabeen

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 22/06/2019
Madaxwaynaha jamhuuriyadda Somaliland mudane MUSE BIXI CABDI
u magcáabay guudiyaha gobolka BADHAN
MAXAMUD XAAMUD CUMAR
halka gudoomiye ku xigeenka gobolka loo magcaabay C/RAXMAN AXMED MUSE SULDAAN