20th September 2024  admin  Category :

Shaqsi wax ka sheegay maalinta ay Sammeeysteen beesha Isaaq ee 18ka May ayaa xabsiga loo taxaabay, waxaana loogu taxaabay sidee ayaa wax ugga sheegtaa maalinta aan sammeeysanay.

Hadaba, shaqsigan ayaa lagu magacaabo Dhakool kaas oo muddo la joogay beeshan xabsiga u taxaabtay. Nin kasta oo marabi u ah ayaa ku danbeeyn doona meel xun, in maanta maskiin yar uu hanjabana waa mid ay sababteeda leeyihiin.

Shaqsiyaadka u bariis raadsaday Hargeeysa ayaa door biday ineey dulli ku noollaadaan, iyagoo helli kara ineey sharaf ku noollaadaan.

May 18, waa maalin ay jeebkooda ka sammeeysteen beesha Isaaq, waxa ayna doonayaan in ay dadka kalle ka iibiyaan, iyaga oo ogga dhigaya in ay la mid tahay July 1, 1960 oo ah mid Soomaalidu ay xusto.

Hadaba, qof heeysta inuu tamashleeyo Baydhabo Janaay, Baardheere, Cadale, illaa Raaskambooni maxaa ku kallifiya inuu la ga’o beel Soomaalinimada diidan oo welliba cuqdadi ay dillootay?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*