
24th February 2025 admin Category :
Warbixin cusub oo ku saabsan siyaabaha ay Al-Shabaab u maalgaliyeen hubka ay soo iibsadaan ayuu daabacay machadka daraasaadka amniga ee Hiraal Institute.
Warbixinta ayaa sheegtay in Al-Shabaab bil walba ay ugu yaraan 2 milyan oo dollar ay kusoo iibsadaan hub kala duwan.