22nd October 2024  admin  Category :

Xidhibaankii ay balan qaadka u sameeyeenn koox ka soo jeeday Beesha Hawiye oo caawa Wasiir loo magcaabay.

Xildhibaan Maxamed Axmed Adan Geesod, oo laga soo doorto gobolka Hayland , kana mid ah koox siyaasiyiin reer Puntland ah oo Cali Xoosh hogaamiyo, loona adeegsado bur burka Puntland, dhowaana loo xil saaray inu u dhaxeeyo oo wararka u kala qaado dawladda Federaalka iyo Koox Maakhir la yiraahdo oo doonaysa in gobolka Sanaag la hoos geyo maamulka Somaliland, oo markaas shir uga socday xafadda Buulo Xuubeey ee magaalada Muqdisho

Xildhibaanka ayaa makii la doortay oo uu Muqdisho tegay ee laga sugayey metelaaii gobolka inuu ka keeno dawladda Federaalka wuxuu isu bedelay xubin ka mid ah Ururka Damul jadiid

Xildhibaanka oo dhowr jeer lala hadlay, gaar ahaan mar uu dhowaan balan qaaday in uu Gawaari Tikniko ah, oo uu walaalkiis oo qaadwale ah leeyahay uu siinayo qab qablaha Maakhita Buulo XuubeeyCabdiraxmaan Dhoore , ka dibna xoog lagu gelinayo degaano ka mid ah Hayland iyo Sanaag ayaa mar walba isaga jawaabtiisu wax ahayd Ilko jiir ayaa laygu bedelayaa .waxaan arimahan u samanayo

Shirkii ay Muqdisho isugu yimaadeen siyaasiyiintii Warsangeli ee Hargaysa u socda ee horay xilalka uga soo qabtay dawlada Soomaaliya iyo Puntland markii uu dhamaaday ayaa waxa soo deg degay balan qadkii lo sameeyey Xildhibaanka , ka dib markii ilko jiir uu diiday inuu ka qayb galo shirarkii la doonayey in Puntland lagu bur buriyo, Puntlandta uu ka mid ahaa asaasayaasheedii. Xildhibaanka arintan waxa ku weheliya xildhibaanka aqalka sare ee besha Warsangeli, oo iyaduna ka mid noqotay ururka Damul jadid.

ugu danbayntii hogaamiye iyo maamul waa la dhalili karaa ama waa laga hor Iman karaa sida uu wax wadaan , hase ahaatee siyaasiyiinta maanta gobolka Sanaag ku metela dawlada Federaalka ee dagaalka kula jirta maamulka Puntland w , xal raadin maayaane dhibtii jirtay ayeey uga sii darayaan iyo inay fawdo ka abuuraan gobolka. Waana sida ay rabaan Damul jadiid

Muqdidho ku metela waa ka xun yihiin hor joogayashii u shqayn jiray SNM

Waa wasiitkz la magcaabay iyo qabqablaha Maakhir oo wada sugan Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*