7th February 2025  admin  Category :

Ilaalada Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug.Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in ay berri gaaraan magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo uu ka furmi doono shirka madaxda Dowladd Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*