24th October 2024  admin  Category :

Buraan: Hooyo Dhimirka ka Jiran oo Caruurteeda Ceel ku riday

Magaalada Buraan ee gobolka Sanaag waxaa shalay gelinkii dame ka dhacay Arrin naxdin leh, hooyo ka jiran dhimirka ayaa ceel biri qoday ku ridey labo Gabdhood oo ay dhashay,iyado la sheegay inay geeriyodeen labadaas gabdhood ee ceelka lagu riday.

Cabdisamad Jamac Cumar oo ku sugan Degmada Buraan kana mid ah dadka degaanka ayaa Radio daljir uga waramay siday wax u dhaceen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*