23rd October 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo , wuxuu balan qaaday inuu xaafadaha Muqdisho doorahso ka qaban doono, haddii uu ku guulaysto hogaanka Soomaaliya, isaga oo sheegau inay ku fashilmeen madaxdii ka horaysay in doorasho ka qabtaan caasimadda Soomaaliya

Doorashadii uu madaxweyne Farmaajo u qaban lahaa caasimadda Soomaali oo dhan ka wada dhaxaysa inuu qabto iskadaaye , caasimaddii dalka ayuu u aqoonsaday magaalo beeleed ,oo labo goor ayuu magcaabay guddi u u u xilsaaray inay ka taliyaan siyaasi Abgaal ah oo u magcaabo magaalo madaxda Soomaaliyeed, markii ugu danbaysay waxay kula taliyeen hogaamiye kooxeed inuu magcaab

Hoos ka daawo madaxweyne Farmaajo

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2545734622116702&id=100000405668668

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*