6th February 2025 admin Category :
Suldaan Siciid oo soo magcaabaya Xildhibanadii Aqalka hoose.
Maalmaha soo socda ayaa Suldaan Sicid Cabdi Suldaan Cabdisalaam isaguna soo magcaabi doonaa Xildhibaanada Aqalka hoose ee beesha Warsangeli sida heshiiskii labada isim ku kala qaybsadeen Xildhibaanada Makhir uu ahaa.
Warka wixii ku soo siyaada gadaal ayaan ka soo qoraynaa