16th September 2024  admin  Category :

Hay’adda ICRC oo sheegtay in 150 qof ay ku dhinteen Laascaanood

Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas ayaa sheegay in tan iyo markii ay shaqaaqadu ka qarxday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool horaantii bishii February, ay halkaasi ku dhinteen ugu yaraan 150 qof, boqolaal kalena ay ku dhaawacmeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*