
24th February 2025 admin Category :
Masuuliyiin Dowladeed ayaa maanta dhiirigelin iyo garaab istaag ugu yimi Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, gaar ahaan ururka 12-aad ee Komaandoosta Madaxtooyada, oo qeyb ka ah Howlgalka dhinaca buuraha Bariga magaalada Boosaaso, si ay u beegsadaan firxadka Argagixisada Daacish ee hadba dhinac u cararaya Buuraha Cal-miskaad