
25th February 2025 admin Category :
Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaasha ugu sareeya argagixisada. Kaas oo lagu magcaabo Cabdulaahi Nadiir Hawlgalkan aya ka dhacay degaanka Xaramka ee Gobalka Jubbada Dhexe 01-10-2022

