29th March 2024  admin  Category :

Hargeeysa oo ah magaalo madaxda maamulka Hargeeysa ayaa daris la noqotay burburka wadooyinka iyo qashinka oo aad ku arkeeyso meel kasta. Hadaba, intii ay dawladdii dhexe burburtay, maamulka Hargeeysa waxaa qabsaday siyaasiyiin naftooda u soo shaqo tagay kuwaas oo waxeey shacabka u qabtaan iska daayee, ka cunay intii ay dawladdii Kacaanka uga tagtay.

Muqdisho oo ah meelaha Soomaaliya uu burburka sida aadka ah uu u saameeyay, maanta waxeey dhaaftay Hargeeysa oo nabad aheed tan iyo burburkii. Sidoo kalle, caasimada Puntland ee Garoowe ayaa iyadana sameeysay isbeddel la taaban karo. Muuqaalada hoose waxaad ku arki kartaa wadooyinka Hargeeysa, Garoowe iyo Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Hargeeysa

Garoowe

Muqdisho

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*