27th May 2022  admin  Category :

Hargaysa iyo Borame Oo Laga Helay Saddex Qof Oo Qaba COVID 19 Maamulka Hargaysa, ayaa shaacisey in saddex qof oo horleh laga heley cudurka Coronavirus maanta, kuwaas oo laba kamid ah ay ku sugan yihiin Hargeysa, halka midka kalena joogo Boorama. Tani waxay wadarta dadka cudurka qaba ee deegaannada Somaliland ka dhigeysa 5 ruux. Hargaysa Oo Laga Helay Saddex Qof Oo Qaba COVID 19

1 thought on “Hargaysa iyo Borame Oo Laga Helay dad Qaba COVID 19.

  1. Oday

    Wax ka jira ma leh, nimankaan maalin walba beenta shewga lama rumeysan karo.
    Cudurka iyo ka hortagiisa gooni goosatada waxaa uga muhiimsan in ay wax sheegaan oo tv inta soo fadhiiataan been iska sheegaan
    Hadii ay rabaan in la xaqiijiyo waxa jira waa inay aqbalaan in sheybaarka xamar la geeyo wixii baaritaan ah, lkn dibeda ayaan u dirnay oo sbeybaar dawlad kale leedahay baa noo soo baaray cid kaa yeeleysa ma jirto, waayo Somaliland dal ma ahan xubin ka ah qaramada midoobay ama ururka midowga africa, sodoo kale soomaalidu ma aqbalayso qabiil ayaa dal noqonaya. Sheybaarka aad wax geyseen sheega si loo weydiiyo waxa aad sheegeysaan

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*