7th September 2024  admin  Category :

Dejinta Hantida Saaran Doonta Al-Xafiis Ee dhowaantan Kusoo caariday Xeebta Magaalada Bosaaso Ayaa maanta lagu bilaabay dejinta Hantidaasi.

Hantida doonta saaran oo isugu jirta Gaadiid,Qalabka Dhismaha,Cuntooyin kala duwan iyo agabyo kale ayaa dejinteeda waxa ka qeybqaadanaya wiishash iyo shaqaale si gaar ah loogu carbiyey,waxana la rajaynayaa in si guul ah lagu dejiyo Hantida kala duwan Ee Doonta Saaran.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*