
30th April 2025 admin Category :
Hanti-dhowrka Somalia oo ka baaqday ballan maxkamadeed
Hanti-dhowraha Guud ee Somalia, Axmed Ciise Guutaalle ayaa maanta ka baaqsaday inuu yimaaddo maxkamadda gobolka Benaadir oo shalay u yeertay si ay u weydiiso eedo loo haysto.