
3rd March 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag waxay hambalyo u dirayaan Abdiqudus Salah Donyaale oo Duqa Cusub ee Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka Jacob Frey uu U Magacaabay Maamulaha Shaqalaha, shaqada, tababarka meel marinta qorshaha duqa iyo xiriirka ganacsiga ee magaaladaas