29th September 2022  admin  Category :

Karaash oo mmada soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabada 26-June.

Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland mudane Ahmed E. Osman Karaash ayaa ummada soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabada 26-June.’‘Hambalyo guud ahaan ummada soomaaliyeed meel kasta joogaanba sannad guurada 62-aad ee kasoo wareegtay markii ay xornimada qaateen gobolada Waqooyi ee Soomaaliya 26-June-1960.

Xornimadii gobollada Waqooyi waxay sababtay midowgii 1-July-1960-kii iyo hanashada qaranimo buuxda, waxaan marnaba la ilaawi karin halgamayaashii naftooda usoo huray qaranimada aynu maanta ku naaloonayno’’.

1 thought on “Hambalyo 26 June

  1. siccid yusuf

    Dagaaladda waxaa ugu xun Ka dhex mara dad isku dal luqad iyo diin iyo midab
    wadaaga.kaas xittaa hadduu qoriga dhawaaqiisu istaago NAFTA guuxeedu madhammaato.laydh iftiin rajabadan leh ayuu iftiimiyay xasan sheikh maxamuud wakhtigii la’asayay cabirzaaq xaaji xuseen (ihn) laakin fursaddaas waxa lumiyay cabdiweli oo markaas ahaa madaxwaynahii puntland isagoo kaxaanqsan waadigii xasanow Rai’s alwasaare iga dhigi wayday isagoo danta ummadda somaaliyeed eegayn. amba hee amba kuciideeyey.xasan shiikhow xaal qaado.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*