30th September 2024  admin  Category :

In musuqmaasuqa lala dagaalamo waxaa soo dhawaynaya qof kasta oo Soomaali ah. Hadaba, ma tahay musuqmaasuqa baaritaankiisa in laga billaawo Madaxweeyne Xasan Shiikh iyo qoyskiisa oo ah kuwa ugu weeyn ee musuqmaasuqa dalka faraha kula jira?

Muuqaalkan iyo warbixinta la socoto qofka soo diyaariyey waa ku mahadsanyahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*