18th May 2025  admin  Category :

Maleeshiyo Beeleedkii Reer Diyaano ee dhibta badnaa ayaa loo digay

Maleeshiyo beeleedka reer Diyaano ee loo samaystay dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Bariga ayaa hadda looga digay inay dhaqankii xumaa ee ay la joogeen gobolka Bari u soo xawilaan gobol ka Mudug.

Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sharc-darro aan dowladda ka tirsanayn ku tilmaamay ciidanka PSF oo xalay howlgal ka sameeyey magaalada Gaalkacayo: “Ciidankaas waa sharci-darro dowladdana kama tirsana, haddii ay mar kale xeradooda soo dhaafaan gidaarkooda ayaan ugu daadanaynaa.” – Guddoomiye Jifojabsade.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*