
14th October 2026 admin Category :
Kooxdii Isbahaysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya iyo Afwerki oo is helay
Wafdigii madaxweynaha waqtgiisu dhamaaday Xasan Culusoow u raacay Maraykanka oo hadda ku sugan Masar ayna ka mid ahaayeen wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Cirka, ayaa booqasho ay u lugeeyeen ugu ugu tagay Madaxweynaha dalka Eritrea, Isaias Afwerki.
Wafdigan madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday la socday ayaa u badnaa kooxdii Isbahaysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya (Alliance for the Re-liberation of Somalia – ARS) oo saldhigoodu ahaa Asmara, una badnaa beesha Hawiye oo markaas mucaarad ku ahayd madaxweynihii markaas xilka hayey Cabdulaahi Yuusuf
Degdeg. Qaahira
— AHMED CEEGAAG (@ACeegaag) October 3, 2026
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Cirka, oo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha ee ku sugan dalka Masar, ayaa booqasho salaan ah ugu tagay Madaxweynaha dalka Eritrea, Isaias Afwerki.#Dowladnimo_taageer #islaamka_garabsii pic.twitter.com/Bco6zr7OTX







