18th October 2024  admin  Category :

Yaan dhex dhexaad laga noqon Horumarka gobolka Sanaag ka socda iyo kooxda Hungurigu qaaday ee Beesha Isaaq doonayaan inay fowdo ka dhex  abuuraan gobolka Sanaag.

Horumarkii  ka socday  gobolka Sanaag ayaa maanta beesha Isaaq waxay doonayaan inay ku hor istaagaan iyaga oo isticmaalaya  koox Iimaan laawaayaal ah oo ku qaraabta magac Isim . Habadaba Bulshada reer Maakhir yeeyna arintan dhex dhexaad ka noqon ee waa in meel looga soo wada jeestaa oo la canbaareeyaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*