5th February 2025 admin Category :
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Cali Xuseen Soomali iyo Duqa Degmadda Badhan Axmed Maxamed Timir ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu dooranayey Gudiga Magaaladda Middigale ee Gobolka Sanaag .