29th November 2024 admin Category :
Gudiga Difaaca Puntland oo Ku Dhawaaqay Dagaal Kadhan ah SNM.
Gudiga difaaca dowladda Puntland oo goor dhoweyd warbaahinta la hadlay ayaa si rasmi abh ugu dhawaaqay dagaal kadhan ah Soomaaliland iyagoona sheegay inaysna SNM wax wadahadal ah lageli doonin kaliya heshiiskooduna uu yahay xabad iyo dagaal.
https://youtu.be/7F9N_D57pOI