28th March 2024  admin  Category :

Gudiga difaaca puntland oo ku dhaartay dagaal ka dhan ah Maleeshiyaadka SNM

Gudiga difaaca dowladda Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa ka hadlay warar muddooyinkii ugu dambeeyey laysla dhex maray oo ku aadan in wada hadal ay wada qaateen dhinacyada Puntland iyo Somaliland si xal looga gaadho xiisadaha gobolka Sool.
Wasiiradda wasaaraddaha warfaafinta iyo arrimaha gudaha ee dowladda Puntland oo saxaafada la hadlaya ayaa beeniyey wararkaasi, waxaana sheegeen in dhawaan ciidamada difaaca Puntland ay qaadi doonaan dagaal ka dhan ah Maleeshiyaadka SNM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*