19th September 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha guddiga KMG doorashoyinka PuntlandMudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, madaxa UNDP Puntland iyo ku simaha madaxa xafiiska UNSOM ee Puntland ayaa maanta Garoowe ugu soo xiray tababar islamarkaana gudoonsiiyay shahaadooyin xubnaha sare, shaqaalaha xarunta dhexe iyo kuwa heer gobol ee guddiga.

Tababarkan oo socday muddo asbuuca ah qaybna ka ah u diyaargarowga dhamaystirka doorashooyinka qof iyo codka ah ee degmooyinka Puntland waxaa bixinayey khuburo caalamiya oo ka socday Qaramada midoobey, waxa uuna ku saabsanaa maamulidda doorashada iyo diiwaaangelinta codbixiyayaasha.

May be an image of 1 person and indoor
May be an image of 1 person, sitting and standing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*