Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th October 2024  admin  

Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Jubaland, oo hadda ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ka mid noqday siyaasiin ka hor yimid qorshihii mudo kororsiga ahaa ee shalay loo sameeyey xukuumadda iyo baarlamaanka Jubbaland. …

12th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa Hay’adda Care International ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Iimaan iyo Madaxa Hay’adda Save the Children ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Maxamed Xassan oo booqasho ku jooga Garoowe. Madaxweynaha …

12th October 2024  admin  

Buuq ka dhashay xisbi Soomaali ah oo ku biiray kooxda Ruto Xisbiga cusub ee United Democratic Movement (UDM) ee uu hogaamiyo Senetarka laga soo doortay ee Mandera Cali Roba ayaa toddobaadkii hore ku biiray isbaheysiga Kenya Kwanza ee uu hoggaamiyo …

12th October 2024  admin  

Wareysi: Milkiilaha Hotel Xayaat ee Muqdisho Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhintay, in ka badan 100 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ay Jimcihii hotel Xayaat ee Muqdisho ku qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab. Haddaba VOA ayaa waxaa u suurtogashay inay …