Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Dhowaan markii dawladda federaalku ay u soo magcawday wakiilkooda gaarka ah ee dawladda Puntland Wasiirka wasaarada arrimaha dibada dowlada federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse, oo ka soo jeeda Beesha Ciise Maxamuud, Majeerteen, in badan oo ka mid ah Shacabka Puntland …

11th October 2024  admin  

Cabdulqaadir Maxamed Cali: 27 sano ayuu dalka ka maqnaa, markii uu yimid waxaa lagu dilay Hotel Xayaat Kadib 27 sano oo uu ka maqnaa Soomaaliya ayaa maalin kadib soo noqoshadiisii wuxuu Abdulqaadir Maxamed Cali ku geeriyooday weerarkii Hotel Xayaat ee …

11th October 2024  admin  

Hadal uu Macron ka jeediyay dal Muslim ah oo ka careysiiyay Turkiga Turkiga ayaa si kulul u weeraray waxa uu ku tilmaamay hadallada “aan la aqbali karin” ee madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu ka sheegay Aljeeriya. Macron ayaa dhallinyarada ugu …

11th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa warbixinno ka dhageystay Hay’adaha iyo Wakaaladaha Horumarinta Biyaha, Waddooyinka iyo Maareynta Kheyraadka, Maamulka Bangiga Dhexe iyo …