Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Rubac Qarni ayaa ka soo wareegtay Markii uu Suldaan Siciid noqday Suldaanka beesha Warsangeli. Sanadkii 1997, ayeey ahayd markii ugu horaysay ee Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam loo doortay Suldaanka Saldanada ugu facda weyne Geeska Afrika iyo Bariga dhexe, kana soo …

11th October 2024  admin  

Xogahayah Arimaha Dibadda ee Britain Liz Truss ayaa loo doortay inay noqoto Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalkaasi, iyada oo sidoo kale noqotay hoggaamiyaha xisbiga muxaafidka ee Conservative. Truss ayaa ka adkaatay wasiirka maaliyadda Rishi Sunak kadib dhowr wareeg oo doorasho …

11th October 2024  admin  

Warbixin: Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland ayaa gurmad biyo dhaamis iyo raashin qaybin ah ka sameeyay gobolada Hayland iyo Sanaag. …

11th October 2024  admin  

MADAXWEYNAHA OO KU BOGAADIYEY ODAYAASHA DHAQANKA DEGMADA EYL GARAB-ISTAAGA GOLAHA DEEGAANKA IYO KA SHAQEYNTA HORUMARKA DEGMADA Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo la kulmay Odeyaasha Dhaqanka degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa uga warbixiyey fursadaha dadka deegaan ugu …